Wacan oowanagsan waalahayga macaan oomudan waxaan idunku salamayaa salanta isalamka .
Asalaam Calaykum Waraxmatulaahi wabarakaatuhuu
Bacada slaan ku soo dhawaada Webkan qiimaha iyo qaayaha leh
Ee aan ugu tala galay in ana walalahay ku soo dhawaysiiyo kuna dareen siiyo Diinta qiimaheeda
iyo qaayaheeda Diinteena macaani maha wax laga dhirgolan dhameeyo oo laga qalin jebiyo waa waxan inaga dhanaan inaga dheeran
ilahayn ingu nimceeyey allana waxa ka rajayanayaa in ana ku noqono kuwa ku kulma Janada allana ka dheeraysiiyo cadabtiisa.