Make your own free website on Tripod.com

Open Book

Sawirada Calaamadaha alle tusay dadka
Home
Sawirada Calaamadaha alle tusay dadka
Siiradii rasuulka Scw
Suaalaha iyo Jawabaha
Favorite Links
Muxadirooyinka
Taariikhda Culimada Isalaamka
Qisooyinkii Anbiyada

Ilaaheen caadilka ah een cidi wax tusine camaladuhuu ina tusay kalay oo firso

daayeer.jpg

Sawiradan aad arkaysaan waa sawiro been abuur ah oo aan jirin fadaln hada aragtaan harumaysanin waxan halakan u soo gelinay in ay dadku ogaadanin ay been yihiin waxaa soo saray dad aan xishoonay oo been abuurasho u soo saray markii la dabagalayna la soo ogaday.

if u see these pic.. don't believe them they are all none real somestupid people made it from digit photo. we did reseach and we find out they are not real.

mucjiso.jpg

Ilmo aan laheyn gacmo iyo meel uu ka saxaroodo oo lagu dhalay magaalada Muqdisho.

Ilmahan yar ayaanu laheyn meel laga saxaroodo, sidoo kale waxa uu leeyahay hal lug oo aan faro iyo astaan lugeed lahayn, waxaana maqan lugta midig oo dhan waxaana ka muuqanaya xanuun iyo tiih.

Ilmahan oo ay dhashay Hooyo dhaqaale ahaan taag daran ayaa muddo ku dhowaad afar maalmood waxa uu ku nool yahay xaafad ka mid ah Degmada Kaaraan, iyadoo Hooyo Malyuun oo u warameysay Warbaahinta ay sheegtay inay ku qanacsan tahay abuurka Ilaahey, balse welwelka ugu weyn ee heysta uu yahay dhibaatada heysata canuga oo ah isagoo aan lahayn meel ay ka baxaan saxarada iyo kaadida.

Malyuun oo maanta u warrameysay shabakadda Ceelbuurnet ayaa sheegtay inay ka walbahaarsan tahay waxa ilmaheedu u muuqdo inkastoo ay sheegtay inaaney la yaabeyn qadarka Eebbe,waxaana iyadoo ay amurtaasi ka hadleysay ay tiri "Waxaa iigu daran sida aan ka yeelayo canugan igu oynaya oo aysan ii muuqan cid aan kala kaashado badbaadintiisa, ummadda Soomaaliyeed waxaan si naxariis leh uga codsanayaa inay ii fidiyaan gurmad bani’aadanimo oo degdeg ah isla markaana aan la igu halleyn kaligey. ayay tiri

C/qaadir Macallin ayaa ah Aabaha wiilka mucjisada ah iyadoo la tilmaamayo in uu ku xayiran yahay Kaam qaxooti oo ku yaala dalka Muzambique,waxaa qoyska ay codsanayaan in la taakuleeyo .

Maxamed Sheekh Nuur.

Muqdisho.

shikha114q@hotmail.com

Ceelbuur Net

Qalbigii naxaayaa ka baqaaya naartee

vache2.jpg

palestinelamb1.jpg

miracle_plum2.jpg

truth1.jpg

miralcetoman.jpg

miracle_12.jpg

heart.jpg

chapati.jpg

bean.jpg

appledagestan.jpg

islam_scatter_2.gif

islam_scatter_1.gif

islam_branches.jpg

islam_3.jpg

eggplant_-_umer_hayat.jpg

allah_telinga.jpg

allah_bee.jpg

Indhihii baqayaa ka ilmeya Naartee

pan.jpg

fleur.jpg

miracle_stone_cyrousamid.jpg

miracle_allahmountain1.jpg

mrekulliaeapollos11.jpg

miraclegoat.jpg

miracle_14.jpg

miracle.jpg

fishn.jpg

cat.jpg

islam_tree_in_sydney_facing_kaabah.jpg

islam_stone.jpg

islam_fish.jpg

islam_earthquake_mosque.jpg

islam_5.jpg

allah_tomato.jpg

allah_petola.jpg

carabkii islaamaa Ashahaadaneeye

palestinelamb2.jpg

allah.jpg

nebula2.jpg

miracle_plum1.jpg

tomato4.jpg

miracle_19.jpg

handright.jpg

banan.jpg

0wood.jpg

0melon.jpg

islam_lungs.jpg

islam_eggs.jpg

islam_clouds.jpg

islam_2.jpg

allah_terung.jpg

allah_kaktus.jpg

Aadano qalbilaawe

By:maxamed c/laahi cali tiriig