|
CAQIIDA
| Su'aal: Assalaamu caleykum. Markahore waad
salaaman tihiin marka xiga waxaan idinweydiinayaa su'aal kusaabsan caqiidada islaamka taasoo ah mid muhiim ah, waxaan rabaa
si tifa tiran inaad iigaga xaqabtirtaan, insha allah, waxaan idinweydiiyey sedexda towxiid oo ah: towxiidu uluuhiya, tawxiidu
rubu'wiyah, iyo towxiidu asmaa wa sifaa. Waxaan doonayaa xadiith ama aayad wixii kasoo hara maya. Waxaad iga ilaalisaan war
culumo sida culumada qaar, maxaa yeelay wey gafi karaan. Waxaase gafeynin Alle iyo rasuulkiisa (S.C.W). Wabillaahi Towfiiq.
|
|
JAWAAB |
| Su'aal: : Ruuxa muslimka ah
ee inuu ku taagan yahay wado khaldan og, doonayana inuu u soo laabto jidkii toosnaa, ilaa goormay u furan tahay inuu toobad
keeno? |
|
JAWAAB |
| Su'aal: Waxaan kubilaawayaa
magaca ilaahey. Su,aasheydi waxa weye maxay musliminta isku qilaafan mowliidka nabiga, su,aashaas ayaan qabaa, bal jawaab
ayaan ubaahanahay. asalamu aleyku waraxmatulahi wabarakaatu. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Qofkii qabiil darti
wax u xiriiriya, qabiil darti wax u naca, qabiilkiisa dhib iyo dheefba waxay geystaan ku farax san si uusan ale iyo rasuulkiisa
darteed u sameeyeen ama u xiriireyeen hadana muslim ah masaajidka ku tukanaya soomaya maxay tahay xaaladiisu {afiiduunaa jazaakumu
laahu khayran}? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Asalamu caleykum walaalayaal
salaan kadib, waxaan rabaa in aan wax ka ogaado danbiyada kabaa irta ah waxa ay kala yihiin iyo sidii looga badbaadi lahaa
iyo xukunka ku soo arooray. walaalayaal waad mahadsantihiin sida aad noogu fududeeyseen iyo daadaalka aad ku jirtaan. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Ma la siyaaran karaa
qabrigii hooyadaa maxaana lagu samayn markii aad tagto? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Walaal waxaan ku noolahay
magaalada melbourne ee dalka australia waxaanan ku dhalay ilmihii sadexaad oo sadexdaba la'igu jeexay markaas markii aan dhalaayay
kii ugu dambeeyay ayeey iga cabsiiyeen oo yay igu yiraahdeen hadii aad uurkale aad yeelatid anagu wixii dhaca masul kamanihin
markaas suaashaydu waxaa weeyeh hadi aan yeelo iyaga ma shirki ayaan ku jiraa? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:waxaan deganahay wadan
gaalo waxaan dhalay caruur marka lagaaro dhamaadka nov.-dhamaadka dic.caruurtu waxay qaadaan heesaha ay akhristaan gaaladu
xilliyadaas caruurta ma ufasixi karaa iney kaniisadda uraacaan gaalada heysa ama macalimiintooda (2)gabadha muslinka hadii
aysan sidan jalbaabka weyn oo ay gashato qamiis ama shuko iyo xijaab yar sida carabaha aan ka aragno gabadhaasi ma-asturantahay?
|
|
JAWAAB |
QUR'AAN
| Su'aal: sheikh haweeyneyda marka ey caadada
qabto ma taaban kartaa kitaabka qor'aanka mise waa ka xaaraan mudadaas? |
|
JAWAAB |
| Su'aal: Marka hore asalaamu
calaykum walaal, shaqada aad haysaana waa shaqo aad u muhiim ah gaar ahaan waqtigan lagu jiro oo wadaadadii ay kala firdhadeen
waxaad tahay rahmad ilaahay noogu deeqay... walaal hadii waxaan ahay nin cibaadada jecel qaasatan bishan ramadaan nasiib xumase
ma aqrin aqaan quraanka, miyay dhici kartaa in aan qof kale adeegsado in uu ii aqiyo anoo markaas lacag ku siinaya? waad mahadsantahay..
|
|
JAWAAB |
SALAAT
| Su'aal: maxaan ka waxeen kara hadii aan salaada
tukan jirin ilaa aan ka gaaray 19sano oo kadib ilaahay i hanuunshay. Sidee u gudan kara salaadi iga taktay ilaa marki aan
ka qaangaaray ilaa hada walaalayaal ila soo socosiiya jawaabta. Jazaa'aka laah |
|
JAWAAB |
| Su'aal: Asalaamu caleykum
Su'asheydu waa salaada dhankeeda ayaan aad ugu liitaa, waan garan in ey waajibtahay eyna tahay tiirka ugu kow'waad ey islamka.
marwaliba marka aan isdhaho hada sifiican utuko oo u bilaaw waxlee i wareerin. xitaa waxaan garay heer aan waalidkey been
u sheygo marka ey i dhahaan ma tukatay. mise waxaan iska dhigi qof tukanaayo mana tukanaayo deep down in my heart walaahi
waan rabaa in aan tukado lakinse sheydhaan waalan ayaa i hor istaagan, sideen iskaga dhiciyaa. Walaahi anaaba isla yaabay
midkaan waaba igu kor tuntay. arintaan sanooyin ayee socotaa. hadii aan salaad bilaabo waley ayee katahay in aan tukado 5
waqti, waxaana ahay qof qaangaar ah oo jira 22. Waan ogahay tani sida aad igaga caawiso in ey adagtahee what do u think is
the soluotion?. sorry hadii aan hadalka kugu dhereyay. wabilaahi towfiiq. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: Asalaamu caleykum
waraxmatu laahi wabarakaatu walalayaal marka hore kheyr alle ha,idin siiyo sida aad noogu fududeyseen waxwalba oo loobaahdo
oo diin ah amaba su,aalo diini ah waalayaal waxaan doonayaa inaaad iiga soojawaabtan su,aashan oo ah sidan, salaadu hadey
kaatagto sideed uqaleyneysaa idinka oo ii faah faahinaya sibaa badan ooay kaaga tagto salaadu sida ay kala danbi badan yihiin
iyo hadii salaada waqityo gaara laqaleynayo jasaa.kalaahu kheyr |
|
JAWAAB |
| Su'aal: : walaalayaal waxan
kunoonahay mee cidlo ah jimcana matukado kawarma arinta mushlina majoogo |
|
JAWAAB |
| Su'aal: marka ugu horayso
waxaan idunku salaamayaa salaanta muslimka oo ah aslaamu calaykum salaanta kadib waxaan rabaa in aan idin waydiiyo su,aal
taasoo ah marka aad dukanayso salaad suno ah marka aad rakuuc santahay maku ducay sankartaa af soomaali waa walaal kiin muslimka
ah oo idin leh iiga soo jawaaba sida ugu macquul san walaalyaal jisaakumulaaha qayran wasalaamucalaykum |
|
JAWAAB |
| Su'aal: : Waxaan joogaa dalka
danmark waxaa jira dad salaadda isku bixiya laga billaabo duhurkii ilaa maqribdii oo muslim ah siiba carab ah.tankale annaga
dhibaato ayaa naga haysata dhanka salaadda siiba marka laga baxo guriga maxaa yeelay gaaladii markay ku arkaan adigoo tukanaya
way kulahadli si aad u was waasto marna waxaan ku tukanaa musqusha shaqada horteeda duruuf awgeed maxaad noo dardaarmi lahaydeen.
tankale malasoo saaray tafsiirka quraanka kariimka ah oo afsoomaali ah. mahadsanidin. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: asalaamu calaykum
waraxmatulaah wa bacdi waxaan idin weydiin lahaa suáal runtii aan aad ugu baahnahay inaan wax ka ogaado. Waxaa jira odey adeerkey
ah oo runtii qaba jira ah inuusan ceshan karin kaadida oo isaga oo aan iska war qabin xitaa ay ka daadato kaadida marka waxaan
rabaa bal inaan ogaado siduu daahir ku noqon lahaa si uu u guto salaadaha faralka ah lagu leeyahay oo runtii aanu kala garan
la nahay wabilaahi towfiiq. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:asalaamu caleeku aqiii
kariim waxaan jeclaay inaaan su aal kuweydiiyo oo ah waxaan ku noolahay wadamada yurub gaar ahaana sweden, marka waxaan ku
weydiiyay sheekh kawaran qofka shaqeeyo ma jamcinkaraa salaada habeenkii maadama ay san ogoleen gaalada loo shaqeeyo in iyadoo
shaqo la haayo uu qofka ka tago ,marka hadii aad is dhahdo ha u sheegin oo iska soo tuko waxaad ku tukanaysaa walwal iyo meel
aan munaasab ku eheen adigoo si dhaqseleh utukadey oo cararaya marka inooga soo jawaaba walaalayaal arimahaas |
|
JAWAAB |
| Su'aal:waxaan ku noolayahay
magaaladda la yiraado seattle,waan shaqeeyaa waxaan guriga ka baxaa5.10amsubaxnimo waxaa salaadda subaxa la tukadaa 6.00am
iyo wax ka dambeeya .marka salaadda ma qadimi karaa mase waxaan sugaa inta aan ka gaarayo duhurka oo waan ku jimciyaa.fadlan
ii soo sheega sida aan ku gudan karo waajibkeeyga salaada oo aan shaqaddana aan ku wadan karo inshaa alaah? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:hadii aan salaada taraawixda
ku tukado massaajidka witirkiina aan soo tukado matukan karaa salaad kale dad ayaa i dheheen lama tukan karo salaaad kale
anigana guriga marka aan tago ayaan salaatu leel tukan jiray waligeey taa iyaan rabaa in leeyga jaahil bixiyo |
|
JAWAAB |
| Su'aal:: sheeqoow waxaan u
baahanahay maadaama aan aniga gabar ahay surwaalna aan ku shaqeeyo maku tukankakaa ilaa waxaan ku shaqeeyaa surwaal kamana
maarmo kabahana maku tukan karaa anoo qabo kabahayga ma wayseeysan karaa? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:salaama calaykom waraxmatulaahi
wabrakaatu. salaan kabacadiwaxaan rabaa shu,aashan in aad iiga jaahil bixisaan hadii aad ka hormarto wakhtiga salaada 40 minite
ka hor markii latukanlahaa tuduuf awgeed masax baa mise waa khalad? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:asalamu caleykum waraxmatulaahi
wabarakktu bada salaan waxaan jeclahay inan wax ka ogaado salaada taraawiix maxaa yeelay khilaaf wayn ayaa ku jiraa dad waxay
leeyihiin waa sideed rakacadood dadna waxay leeyihiin waa labaatan rakadood labadana waxay leeyihiin xadiis baan haynaa marka
aniga aad ayaan ugu wareray maxaa yeelay cilmi uma lihi marka waxaan jaclahay in aad igu soo jawaabtid si saxa ah wa billahi
towfiiq asalamu calaykun waraxmatulaahi wabarakaatu |
|
JAWAAB |
| Su'aal:asalaamucaleykum w/w/ammbacdi
malasunaysan karaa waqtiga salaada markay gasho oo aan wali la adimin |
|
JAWAAB |
ZAKKA
| Su'aal: asalaamu caleykum. suaasheyda waxa
weeye meeqaa la bixin yaa sakada 100 kiiba waa zakaatul maal ma aha zakaatul fitra waa suaasha labaad waxa weeye meeqa laga
bixiyaa dahabka zakada waa inaad ii soo sheektiin hada ka hor waxaan idiin soo weydiiyay suaal mana igu soo jawaabina maxaa
dhacay ma ogi |
|
JAWAAB |
| Su'aal: waxaan jeclaan lahaa
inaan ku weydiiyo su'aal ku saabsan sakadalacagta ku waajibta.sako ma ku waajibtaa lacagta ku jirta waxa loo yaqaan checking
account,oo iyada aan laheyn meel ay ku xasisho muddo sanad ah,oo marna badata marna naaqista. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: Sheekh waxaan jeclaan
lahaa inaan ogaado inay fidradeydu ku baxdo walaashay yar oo fara maran daryeel gaar ahna u baahan maadaama ay gabar tahay
lana nool walaasheed ka weyn, walaasha weyn qudheedana aniga ayaa biil u dira. was-salaamu calaykum |
|
JAWAAB |
| Su'aal: Salaamu Caleykum...
Waxaan rabaa inaan ogaado sida lacag ayuuto kuugu jirto oo aadan weli qaadan zakada ma ku waajibaa? Dahabka aad xiraneysid
sidee looga bixiyaa zakada? |
|
JAWAAB |
SOON
| Su'aal: Assalaamu Caleykum qof ayaa laga qaley
caloosha(2X), cuntooyika qaarkood wey ku xanuunsataa,bisha ramadaankana markey isku daydo iney soonta ma ay dhameyn karto
xanuun dartii oo dhowr soon ayey soomin xanuunkaa awgii meeshey joogtana(waddan gaalo) ma ay heli karto qof ey afuriso(u baahan)ee
maxaad xal iyo waano ah u haysaan ama aad kula talin laheydeen. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:sheeq asalaama calaykum
hadii ay ku soo aado aniga oo umulah bisha ramadaanka maxaa laiga doonayaa |
|
JAWAAB |
| Su'aal:asalamu calaykum salam
waraxm matu lahi wabarakatahu shikhaw waxan raba inan wax ka ogado hadiin gursado gabadh an muslin ahayn maxa dhacaya meher
see ii qa banaya shikhaw waxanra inan wax ka ogado hilibaka dadka an muslin ka ahayn gawracan mala cuni kara mise w amaya
sida yuhuda ama nasarada waxa raba inan waxka ogado bena ha lagu so galo wadamada reer galbeedka ma banan tahat meese wama
maya asala mu calkum salam warax matulahi wabarakatatahu waha ku rajay naya in ila hay jana disa ka abalmariiyo |
|
JAWAAB |
| Su'aal:: Assalaamu caleykum
su'aasheydu waxa weeeye Qof sooman haddii uu hunqaaco ma inuu af dhaqdaa isla mar kaaba mise inta ay afurka gaadheyso ayuu
sugaayaa dabcan waxaan ka wadaa hunqaacada aan qofku iska keenin ee aan soonka jabiney waa mahadsan tihiin |
|
JAWAAB |
| Su'aal:asalaamu calaykum sheekh
c/raxmaan waan ku salaamay salaan ka dib waxaan ku weydiinaya su aal ah ma ag fariisan karaa gabdho qaa qaawan hadii isku
meel nala fariisiyo iskullka masa soonka ig jabayaaa |
|
JAWAAB |
| Su'aal:waxaan mar sedex bilood
laga joogo idin soo weydiiyey su'aal ku saabsaneyd soonka oo aheyd qofkii ku nool wadan ay qoraxdu soo jeedo 20 saacadood
sidee soonkiisa uu u gudanayaa. |
|
JAWAAB |
XAJJ
| Su'aal:salaamo caleykum. waxaan idin waydiinayaa
hadii ilaahay raali kanoqdo qofka kusoo xajiya lacag xaaraani kujirto xajkii faralka ahaa maka dhacayaa mise waa laguleeyahay
|
|
JAWAAB |
| Su'aal:asalaamu calaykum,waxaan
rabaa inaad iga soo jawaabto sidaan hooyaday oo dhimatay aan ugu soo xajin lahaa iyo siduu u ansaxaayo xajkaas ama dariiqada
aan u maraayo waad mahadsantahay ,asalaamu calaykum. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:S/CALAYKUM WALAALAYAAL
WAXAAN RABAA INAAN OGAADO HADII AAN U SOO XAJIN KARO AABAHAY HOOYADIIS OO WAAYEEL AH IYO EEDADAY OO DHIMATAY ALLAHA U NAXARIISTEE?
S/CALAYKUM |
|
JAWAAB |
WEYSAQAAT
| Su'aal: haddii aan qof dumar ah oo muxaramkayga
ahayn si kedis ah ay faraheedda i taabtaan ma waxaa igu waajibtay in aan wayseeysto? |
|
JAWAAB |
Su'aal:Gabdhaha ma marsan karaan cidiyahooda daawada madooweysada ama wixii la mid ah xataa hadii ay
salaadu ay ka jaban-tahay oo aysan tukaneynin? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Weyso makaa burtaa
hadii cunug xaar ama kaadi aad ka dhaqdo. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:imise jeer ayaa dhagaha
la dhaqaaya marka la weeseysanayo? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Weyso makaa burtaa
hadii cunug xaar ama kaadi aad ka dhaqdo. |
|
JAWAAB |
XIJAAB
| Su'aal: BISMILAHI waxaan rabaa inaan ogaado
xiJaabka inta waajibka ah iyo inta sunada ah. waxaan kaloorabaa waxaa iijooga ilmo yar yar midka uguyar wuxuujiraa toban bilood
waxaan isticmaalayaa waxyaalaha ilmaha laiskaga ilaaliyo waxaan na rabaa inaan wado ilaa labasano HADUU ALLA YIRAAHDO laakiin
sawjkayga majecla inaan isticmaalo maxaydiintu ifareysaa in aan suubiyo waan aaminsanahay diintayda waxay ifarto waan suubin
waxay igareebto waan kaharin ALLAH DARTII. ASALAAMUCLEYKUM. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: maxaa dhib ohoo ku
sugan in gabar ay iska dhigto indho shareer ay wadatay. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: waxaan ahay gabar
ku nool wadamada gaalada, waxaan dhigtaa iskoolka luqada lagu barto cunug yar oo aan socod gaarina waan sitaa jalbaabka aan
xirto maka korgashan karaa jaakad weyn si ay iigu fududaato,baska marka aan fuulayo gacan gaariga cunuga ayaan ku qaadaa takalana
cunuga ayaan ku xumbaartaa run ahaantii dhib ayaa iiga haysto arintaas. |
|
JAWAAB |
RIBA' / LACAG
| Su'aal:A-salaamu caleeykum waramutulaahi wabarakaatuhu.salaan
kadib waad mahad santihidiin,walaalayaal sida qiimahaleh eed nuugu soodiyaariseen barnaamijkan ilaahayna ha idanlagarab-galo
ajara haidinkasiiyo,intaa kadi waxaan rabaa in laiiga soo jawaabo suaashan taasoo ah,kaararka viisooyinka layiraahdo waxaa
jirto inlacag lagu qaato taasoo lagu bixinaayo bilgudaheed hadii aad kubixiwaydo bishaa waxaa kufuulayo laca intarasiah taasi
waan garanaynaa in aytaha ribo balse waxaa jirto lacag hadii aad ku bixiso bishaa gudaheeda lacat aad daymatay lagu saarayo
oo dhahaan waa serviska laguusameeyay marka lacagtaa ayaan garan waayaye waxay tahay maribaa maxaqbaa laiiguleeyahay |
|
JAWAAB |
| Su'aal:salaamu calaykum walaalayaal
waxaan rabaa in aan wax ka ogaado waxa aytahay ribada & siyaabaheeda, ribadu ma waxay ribo igu tahay markaan bixiyo ama
marka aan qaato mise labaduba waaribo? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:SAVING ACCOUNT AYAA
II FURANYAHAY WAXAA LACAK II KORO MABANAANTAHAY INAA U SADAQEEYO DADKA BAAHAN OO SOMALI JOOGAAN INKASTOO AY LACAK RIBO TAHAY
WAXAAN KASII DARAN DADKA WALAALAHEEYGA OO KAJEESAN MA U SADAQEEN KARAA? MABANAANTAHAY SAVING ACCOUNT INAAN FURTO? WAXAAN JACLAHAY
INAAT IGU SOO JAWAABTIIN 2. MABANAANTAHAY INSHRANSIKA IN AAN LACAK KA DHIIBO BAA BUURTA INSHRANSIGA HADII AAD KALININ INSHURANSI
DOWLADA WAAY KU XIREEYSAA WAA SHARCI IN AAT GALISIT WAA SHARCIKA MAREEYKANKA U DAGAN? |
|
JAWAAB |
| Su'aal: asalamu caleykum waraxmatulahi
wabarakatu amaa bacda sheekh su aasheyda waxaa weeye waxaan rabaa inaan iskool aado kaasoo la isku siiyo lacag ma xaaran bey
noqoneysa lacagtaas hadaanan sheegin income ninkeyga inta uu sameeyo oo run ah sababta aan sidaa u leeyahey waxaa weeye week
suuqu waa ufiicanyahey oo waa taxi weekna waa waxba ma jiran marka gaaladuna waxey ubaahanyihiin wax cad marka ma dhihi karaa
income naguma filna ma xaaran baa |
|
JAWAAB |
| Su'aal:asalamu calaykum damaan
tiin. wa xaan weediin laha. loan college nin aan lacag aan suubin ma qaatan kara, asagoo og in aa interest ee ledahay. asalamucalaykum
|
|
JAWAAB |
| Su'aal:waxaan ka mid ahaan
jirey ciidamadii siyaad bare mararka qaarkood waxaanu iska qalan jirrey xoolo aannu dad soomaali ah ka soo dhacney dadkiina
ma garanayo cid ay ahaayeen xitaa ma qiyaasi karo intay xoolahaasi dhammaayeen ,sidee baa yeelaa oo aan isaga gudaa xoolahaas
|
|
JAWAAB |
NIJAAS
| Su'aal: walaalayaal in shaa-allaah waxaan
jeclaan lahaa in aan idin waydiiyo haddii adiga oo musqul aaday, markaad kaadida dhamaysato aad aragto biyo kaadida kadib
imaanaya. markii aad moodo in biyihii ay kaa dhamaadeen, kadibna aad kaadidii iska dhaqdo; markaad musqushii ka soo baxday
isla markaana aad joogto meel aadan musqushii kaga noqon karaynin,isla daqiiqado gudahood aad dareento in biyo aan sidaas
u sii badnayn laakiin soo gaaraya jidhkaaga iyo dharkaagaba ay kaa soo baxayaan, markaas maxaad samaynaysaa? ma meelihii iyo
shaygii ay kaa gaartay ayaad iska dhaqaysaa, mise qubays ayaa kugu waajibaya?? |
|
JAWAAB |
| Su'aal: asalaama calykum shiikh
waxaan rabaa in aan ogaado in saliida warshada nijaas yihiin iyo inkale waa oilyada.haday dharka kaa gaadho ma lagu tukan
karaa. |
|
JAWAAB |
XEYD
| Su'aal: Asalaamucalaykum waeraxmatulahi wabarakaatuhu,
walaal ama alaalayal waxaan idinweydiiyay, maxay gabadha muslimada ah subineysaa hadii waqtiga caadada dhiiga uu kasoconayay
uu dheerado oo uu kasocdo ilaa halbi amaba in kabadan? sideebey yeelaysaa salaadedii? caadada iney isbadasho waxtigii aysoconjirtay
waxaa sababay tii rabi kasokow, daawoyinka uurka layskaga ilaaliyo, sababo jira awgeed. walaal su,aashan waa muhiim ee sida
ugudhaqsaha badan ugaga soojawaaba insha alaah. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: Assalaama caleykum.
waxaad iga gudoontaan salaantan qaaliga ah. intaa kadib waxaan u mahad celinayaa dhamaan culimada somaaliyeed qaasatan kuwa
ka jawaabo su aalaha. pagekan waxaan leeyahay ilaah qeer hakasiiyo. walaala yaal su aa sha aan rabo waxaaweeye sidan. haddii
gabadhu iyadoo jirto sadax iyo toban sano uu ku dhoco dhiigii cadada malagu leeyahay soonka iyo salaada misa waxaa lasugayaa
inti eey ka gaareeyso shan iyo toban sano .culuma aleey su aashaas i ga soo jawaaba ilaah qeer haidnka siiyee. nabadeey |
|
JAWAAB |
GUUR
| Su'aal: : Qof walba guurku maku waajibaa hadii
uu karo iyo hadii uusan karinba. Wa bilaahi towfiiq. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Imisa qofood ayaa kuu
banaaneyn in aad guursato? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Salaama calaykum? Walal
waxaan rabay in aan wax ka ogaado waxaan rabaa in aan guursado gabar inshaa alaah hadii rabi idmo marka meherkeeda makala
hadlikaraa oo ma dhihikaraa waa badantahay aniga intaa ma bixinkaro mala gogortamikaraa? su aal (2) Ma weediinkaraa xaq ma
u leeyahay in aan weediiyo gabadhaa in ay gudantahay iyo kale iyo nuuca ay u gudantahay hadii ay tahay suni ama fircooni?
Wasalaama calaykum? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:: salama,alaykum waraxmatulahi
waa barakatu.gabadha muslimada ah ma gursan karta niin gaal ah, |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Maxay diinta islamka
ka qabtaa? ** Haweenay caruur leh oo garoob ah ayaa guursatay nin, aabbaheedoo magaalada iyo guriga kula nool ayagoona waxba
ogeeysiinin. laakiin, walaalkeeda kayar goob joog buu ahaa meeshii lagu mehriyay. qaaliga waxaa uu weydiiyay ninka, inuu gabadha
aabbaheedu joogo, waxuuna ku yiri MAYA, diinta islaamka maxay kaqabtaa nikaaxaasi? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:waxaan dhageysanay
muxaadarada sheekh boqolsoon oo ka hadleysay guurka marka mas,alo ayaan rabnay in aan wax ka ogaano gabadha la bixinayo walaayadeeda
hadii la waayo lixda qof ee sheekhu tilmaamay ee kala ah aabaha awoowaha walaalka adeerka wiilka walaalkeed uu dhalay iyo
wiilka uu adeerkeed dhalay hadii intaas la waayo uusan jirin abti gabadha adeerkeed aabaheed ku hooyo ah ma bixin karaa |
|
JAWAAB |
| Su'aal:asalaamu caleykum walaalayaa
waxaan doonayaa inaan idin su.aalo waxaan ahay gabar waxaan guursaday nin waxaan isqabnay mido dhan hal sano kadib waan xaxuuxsaday
kadibna anigaa xanuunsan ayuu uga tanay waxuuna iga maqan yahay hal sano iyo bilaayin ilaman soo xiriiro waxa uu itaran iska
daa mar baan wacay oo aan iri maxaad iga damac san tahay waxuu igu yiri waad iga fasaxan tahay dadka kalena waxuu ku leyaha
waan qabaa walaalayaa maxaan ka sameyaa ila soo xiriira oo wax iga soo sheega arimahaas wabilaahi toowfiiq |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Diinta islaamka maxay
ka qabtaa in aad gabar aabaheed maqan yahay oo uu jiro meel fog oo aan dhaweyn iyo mid labadeedii waalid ay joogaan oo aan
la weydiisan oo lala tagey nikaaxeyda ma ansaxayaa ama ma'ansaxayo. Jawaabta culumada ka qabto maxay ka leeyihiin? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:waxaan ahay gabar muslimad
ah waan tukadaa oon soomaaa ramadaanka aan xijaabtaa markaa ninka i qabaa ma tukad in badan waan waaniyay imse yeelin walaal
maxaan sameeyaa waxaana u leeyahay saddex caruur |
|
JAWAAB |
| Su'aal:asalaamu caleykum salaanta
islaamka kadib suaasheydu waa diinta ayaan aadjecelahay qofka aan lanoolahay waa uutukadaa shanta waqti laakiin inuubarto
iyo inuukudadaalo majeclo maxaad iigunaseexey laheed sh.wajasaakumulaah khayr |
|
JAWAAB |
| Su'aal:walaal waxaa inaga
jaahilbixisaa....su'aashaan: sheeqow ninbaa naag doonay naagtana ninka waxeey kula hishiisay ninka inuusan naag kale laguursay
haduu rabo ineey yeesho, marka ninkii ayaa naagta kula hishiiyay sidaas oo ku guursaday. marka haduu balantii uu ka baxo oo
uu guursado, xaaskiisa fuitaan ma dalban kartaa. jawaab inshaaAllah maca daliil. jazaakallahu kheeyran. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:asalaamu caleykum walaalayaal
waxaan rabaa inaan idiin weydiyoo waxaan is gursanay wiil reer keygoo jooga london hooyadey iyo walaalahay wiilal iyo gabdhoba
abahayna waxuuw jooga saaudi arabiya anigana waxaan ku gursaday wadanka usa reer keygina markan weeydiyay oon irii wiil kana
rabaa weey ii dhiiden anigana waan ka soo tagay reer keygii waxaan u imiid wiilkii hooyadeyna waxaay ii tirii ma kugu daraayo
niin kas anigana waan ka diiday waana is meheersanay oo somalia ayuu ka dhacaay meherkii waxaa igu mehriyaay abihiis walaalayaal
meherkaas wax ma ka jiraa mise ii soo sheega abahaay iyo hooyaday oo joogaan london iyo saaudi arabiya anigo jooga usa plzzz
ii soo sheega walaalayaal wacaleykum salaam. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:asaalamu caley kum.
warax matulahi wabarakaadtu.walaal waxaan ahay qof dhalinyaro ah oo guur doon ah. majiraan ducooyin la aqristo si uu ilahey
igu fududeyo guurka .wasalamu caley kum wraxma |
|
JAWAAB |
| Su'aal: balan hadaad qaadey
lakiin uu aabaha kugu daray balantii ninkii kale ma la ii heystaa. waxaan qaatey ducdii aabahey. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: walaal gabar ayaan
keenya ku guursaday aabaheedna waxa uu kunoolaa U.S.A maweeydiisane wali la'aan ayaan guursaday.Uur ayadoo iileh ayaa abaheed
ogaaday dagaal kadib gabadhii aabaheed waa isiiyay,meherkii hore ee aan mehersaday ma ii jiraa, Uurka eey ii leedahayse ma
Wacal ayuu noqqnayaa.(w.w. wabarakaatuhu). Shiikh wixii su'aal ah diyaar ayaan u ahay waa isoo waydiin kartaan. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: salaamu alaykum walaalayaal
waxaan idiin su,aalayaa hadii qof dumar eh ay yeelato uur kahor inta aan la nikaaxin ,NIKAAX MAQABANAYAA? |
|
JAWAAB |
| Su'aal: walaal gabar ayaan
keenya ku guursaday aabaheedna waxa uu kunoolaa U.S.A maweeydiisane wali la'aan ayaan guursaday.Uur ayadoo iileh ayaa abaheed
ogaaday dagaal kadib gabadhii aabaheed waa isiiyay,meherkii hore ee aan mehersaday ma ii jiraa, Uurka eey ii leedahayse ma
Wacal ayuu noqqnayaa.(w.w. wabarakaatuhu). Shiikh wixii su'aal ah diyaar ayaan u ahay waa isoo waydiin kartaan. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: walaal gabar ayaan
keenya ku guursaday aabaheedna waxa uu kunoolaa U.S.A maweeydiisane wali la'aan ayaan guursaday.Uur ayadoo iileh ayaa abaheed
ogaaday dagaal kadib gabadhii aabaheed waa isiiyay,meherkii hore ee aan mehersaday ma ii jiraa, Uurka eey ii leedahayse ma
Wacal ayuu noqqnayaa.(w.w. wabarakaatuhu). Shiikh wixii su'aal ah diyaar ayaan u ahay waa isoo waydiin kartaan. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: Su"aal:Markahore ACWW.Waxaan
rabaa in aan waydiiyo sheekha su"aal aad ii xayirtay taas oo ah gabadha guursata wali la"aan wiligeeduna majoogo meesha ay
ku noosha ahay laakiin hadii ladamco in lawaco waa laheli karay marka way guursatay ayadoon laxidhiidhin waligeeda waxay kalajoogaan
waligeedana yurub iyo afrika gabadha ayaa ku nool yurub aabuhina afrika marka masaafo manoqonkartaa meherkaas oo waliba waligeeda
haday lasocodsiiso arintaas waxba kamadiideen.Khayrka allha nawaafajiyo,wajasaakumulaahu khayraa. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: Su"aal:Markahore ACWW.Waxaan
rabaa in aan waydiiyo sheekha su"aal aad ii xayirtay taas oo ah gabadha guursata wali la"aan wiligeeduna majoogo meesha ay
ku noosha ahay laakiin hadii ladamco in lawaco waa laheli karay marka way guursatay ayadoon laxidhiidhin waligeeda waxay kalajoogaan
waligeedana yurub iyo afrika gabadha ayaa ku nool yurub aabuhina afrika marka masaafo manoqonkartaa meherkaas oo waliba waligeeda
haday lasocodsiiso arintaas waxba kamadiideen.Khayrka allha nawaafajiyo,wajasaakumulaahu khayraa. |
|
JAWAAB |
DHALAAQ
| Su'aal:salaan sheekh hadii xaaskaagu ku tiraahdo
igu wareeji dalqadaha maku wareegi karaan hadayse ku wareegaan imisa ayay haynkartaa wixii sharci ah lagama xishoodo wabilaahi
tawfiiq |
|
JAWAAB |
Su'aal: Walaal waxaan ku weydiinaay in aad talo ka bixin kartid furitaanka. Hadii aad talo ka bixin kartid,
walaal waxaan doonayaa inaad ila talisid dhibaato xoog leh ayaa i heysata, waxaan deganahay London, UK ma i furi kartaa xaaskeyga?
|
|
JAWAAB |
| Su'aal:Waxaan rabaa inaad
iiga jawaabtiin, goorma ayay qofka dumarka ah ka fasaqan kartaa ninkeeda oo aanay wax marasho iyo masruuf ah midna kuheysan?
Jizaakumu laah |
|
JAWAAB |
| Su'aal:: Haddii aad xaaskaaga,
adigoo caraysan aad tiraahdo xaaraan baad iga tahay Ma furantaa, maxase Diin ahaan loo daweyn karaa arrintaasi oo kale haddii
ay dhacdo? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:: aslamu caleykum,
walalayaal waxan idin weydinaa xaaskey oo aan furay marka aan furaayay cid nalama joogin hoyaday kaliya ay joogtay ma furan
tahay mise wa inaan shahid aan keeno markaan furayo wa baarikalaho fiikum. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:hadii aan ku furo sedex
dalaaqo oo kala duduwan oo aan xiriir aheyn naagtaa iyadoon nin kale soo marin ma ku noqon karaa? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:ninka naagtiisa ku
yiraahda sadax ayaad ku furan tahay naagta ma soo ceshan karaa mise waa ka wada tageysaa oo rajciya ma leh |
|
JAWAAB |
| Su'aal:asalaamu calaykum waraxmatulaahi
wabarakaatuh walaal waxaan qabaa su,aal taasoo ah in ninkayga uu jaadka cuno sigaarkana cabo manatukado salaada mana soomo
noloshana waan kudhibanahay oo hadana waxaan kala maqanahay mudo labo sano ah taasna waxaa keentay in aan noloshii ku heshiin
waynay mana ifurin wuuna diiday in uu ifuro dhaqan fiicana kumahaysto oo dhaqankiibaan isku fahmiwaynay waayo waa nin marwalbo
marqaansan ixtiraamna kumahaysto marka noloshaydii baa dhibkujirto hadii aan wada noolaano maadaama aan labo sano kalamaqan
nahay uuna diiday in uu ifuro maxay diinta ka qabtaa dhibaa tadaa nadhextaalo aniga iyo asgaga lamana noolaan karo aniga ahaan
oonaftaydaa diidan wasalaamo calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh |
|
JAWAAB |
JAMAAC
Su'aal: Suaasheydu waxa weeye siigeysiga ama gacanta oo biyaha laysaga keeno ma banaantayay? Teeda kale arintaas
waan iska joojin la'ahay. Sidaan iskaga joojiyo waan waayay sidee yeelaa? nin doob ahna waan ahay Waxaan jeclahay in arintaas
tafaasiil ah layga siiyo. waadna ku mahadsantihiin sidaas iyo jawaab. Assalaamu Caleykum. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: hadii aad shahwada
gacanta iskaga keento ilayn waad dambaawdaye hadii xukun islaam jiro oo aad qirato dambigaa aadana hore u guursan malagu karbaashaaye
maxay diinta islaamka ka qabtaa jisaaka laaha qayr |
|
JAWAAB |
| Su'aal:: maxaydiinta islaamku
ka qabtaa in aan xaaskeyga aniga oo meel aad uga fog jira inaan u imaadona ay dhib badan tahay amaba aan xabsi ku jiro oo
aan la ii ogoleyn in aan arko hadii ay arintaa i qabsato ma banaantahay in aan manida u soo diro oo ay sidaa u isticmaasho
si aan ubad u dhalo arintaa diinta islaamku maxay ka qabtaa . wabilaahi towfiiq. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:ACW. Haddii aan soo
koobo su'aashayda walaalayaal marka hore alle khayr badan ha idiin siiyo, su'aashiina waa sidan:ninkii wiilkiisa uu noqdo
waxa loo yaqaano QANIIS ALLE AYAAN KA MAGAN GELNEE,IN LA DILO OO UU ASAGA DILO MA BANAANTAHAY. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:aslaama calaykom waraxmatulaahi
wabarakaatu salaan kabcadi walaalayaal waxan idn weydiinaya hadii ninku naagtiisa utegida uu utago ay ku rimi weydo oo ay
yiraahdaan dhakhaatiirtu waxaanu kaaqaadi biyo si ay ugu shubaan naagta ma xalaalbaa mise waa xaaraan wabilaahi tawfiiq |
|
JAWAAB |
| Su'aal:hadii aan xaskayga
marka aan u galmoonayo inan naasaha ka dhunkado diinto ma iibanaysay |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Asalaamu caleykum waraxmatulaahi
wabarakaatu. maxay diinta kaqabtaa is ticmaalka kaniiniga laguceliyo ama laguladagaalamao UURKA.IYO Gacanta oo BIYO (Shawo)
la'iskagakeeno |
|
JAWAAB |
| Su'aal:asalamu calykum: waxaan
rabaa inaan ogaado in la'isku durikaro irbada ilmaha joojiso si aan caruurto ukala korsado.diintu miyay ogoshahay |
|
JAWAAB |
| Su'aal:: Waxaan ahay naag
ninkeeda aad+aad u jecel anigane sidaas oo kale ayaan u jeclahay;nasiibdarro wuu xanuunsaday 5 sano ka hor,ragnimada kama
tegin(AlxamdullilAhi)lakin biyohisa aktiif ma aha oo wax ma dhali karo si caadi ahaan,sida daradeed waxaa inoo banaan sida
ay takhatiirta yirandeen biyo qof kale in leygu abuuro sii aan ubad u heli laheyn |
|
JAWAAB |
| Su'aal:ma danbiba hadii labada
gof ee is gaba in ay afka iska dhunkadaan, waayo gaalada ayaa la arka in sida sameeyaan |
|
JAWAAB |
Su'aal:ACWW. Walaalayaal waxaan rabaa inaan wax ka ogaado diinta muslimka waxa ay ka qabta kala dheereynta
dhalmada intay tahay inay tahay xaaraan iyo in kale? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:BISMILAHI waxaan rabaa
inaan ogaado xiJaabka inta waajibka ah iyo inta sunada ah. waxaan kaloorabaa waxaa iijooga ilmo yar yar midka uguyar wuxuujiraa
toban bilood waxaan isticmaalayaa waxyaalaha ilmaha laiskaga ilaaliyo waxaan na rabaa inaan wado ilaa labasano HADUU ALLA
YIRAAHDO laakiin sawjkayga majecla inaan isticmaalo maxaydiintu ifareysaa in aan suubiyo waan aaminsanahay diintayda waxay
ifarto waan suubin waxay igareebto waan kaharin ALLAH DARTII. ASALAAMUCLEYKUM. |
|
JAWAAB |
Xaquuqda Waalidka / Carruurta
| Su'aal:xaqa uu kugu leeyahay walidka goormu
ku egyahay? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:maxaay diintu ka sheegtay
xuska, iyo hadii ay wax qalad eh ku jiraan sida ay guud ahaan soomalidu u qabsato |
|
JAWAAB |
| Su'aal: aslaamu calaykum.
waxaan ahay nin somaaliya caruurna qurba ku dhalay meel dadkeenu iiga dhawyihina ma joogo. sual shaydu waxay tahay afar wiil
oon dhalay ayaanan ilaa maanta baarada ka jarin--they are from 10==to 4 yrs old.ila soo taliya xaga diinta how long ayay inaan
kaga gooyo ahayd imisaana ii hadhay inta lagaga goynayo. maxaa danbi ku jiraa.asalaamu calaykum. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Walaalayaal waan idin
salaamay: salaanta Islaamka. Waxaan walaalayaal doonayaa inaad ii sheegtaan waxa ay diinta Islaamku ka qabto gudniinka haweenka
(Sida sunniga ah). Ma jiraa wax faa'iido ah oo uu uleeyahay Gabadha ama ninka qaba Gudditaanka sunniga ahi? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Salaama Aleykum? Su'aasheeydu
waa: WAQLASHA maxeey diintu ka dhahday, ma waa jibbaa? Haddii ay saas tahay ma la ogol yahay in uu qof-kaa sii bixiyo oo aad
lacagtii mar danbe qofkii walaalkaa ahaa u dirto. |
|
JAWAAB |
| Su'aal:ilmaha markuu dhasho
ma waajib baa in timaha laga xiiro markuu 7 casho jiro haddii uusan qofku ka xiirinse miyuu danbaabayaa? |
|
JAWAAB |
GANACSI
| Su'aal: badeecadu lagu iibinaayo qiime kala
duwan maxay shareecadu ka qabtaa? faahfaahintu waxaa weeye haddi aan kula shuruudamo qof haddi uusan markaa cadaan u bixinayn
inuu qiimaha kordhiyo maadaama aan wax ku kala iibsanayno lacag maalin kasta qiime dhac ku imaanayo oo ah lacagaha badanaa
africa? |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Assalaamu Calaykum
Waraxmatullahi Wabarakaatuhu.su'aashaydu waa waxaan waddaa taxi,waxaana qaddaa dadkhamraysan,ee ma danbibaa inaan qaado |
|
JAWAAB |
CUNNO
| Su'aal: Asalaamu Caleykum, Waxaan ahay nin
kunool waddan aan muslim aheyn,waxaana ka adeegtaa suuqaweyn ama loo yaqaan supermarket.Waxaan rabaa in aan ogaado in eey
bannantahay in aan cunno waxyaabaha lagu gado supermarkedka oo eey ka mid yihiin: Hilibka, Caanaha, Farmaajadda ama Jubnaha,
iyo waxyaabaha ka yimaadda xoolaha, mise waa banaantahay in aan cunno wax allaale wixi kayimaadda lo'da, eriga, iyo geelka?
Teedda kale, maka cunteyn karaa maqaayadaha aan cuntadooda lagu qalin bismilah? Jazaakumu allah al-kheyr. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: ASALAAMU CALEIKUMWAXAAN
IDIN WEIDIINAYAA WAXAA JIRTO IN AAN CUNEY HILIB OO XALAAL EHEEN SHEQOY MAXAA IGU WAAJIB AH (WAAD MAHADSANTIHIIN) |
|
JAWAAB |
SHUKAANSI
| Su'aal: asalaaamu calaykum awraxmatulaahi
sheekhow gabadh aan jeclahay telefoon ma shukaansan karaa habenkii iyo malintiiba waqti kasta wazaakalaha khayran |
|
JAWAAB |
| Su'aal: asalaamu calaykum!sheekh
gabar muslimada may la hadligarta wiilayna wax isu ahayn ama may lasheekaysan kartaa sida chaatka oo kale.sheekh gabar muslimda
may ku joogi kartaa garbasar hadii uu joogo nin ay ka xijaabanayso .sheekhgabadha muslimda ah ma ku waa jibaain ay niqab xirato
ama ay gacmaha qariso. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: su aasha koobaad waxa
weeye inan baa sheeko naga dhaxaysaa markaa labada yada miyaanu qol wada joogi karna |
|
JAWAAB |
CEYR
| Su'aal:: waan idin salaamay marka hore walaalayaal
waxaan doonayaa inaad wax iiga sheegtaan anigoo degan dalka yurub maka shaqeeysan karaa dalka mareeykanka ayadoo ilmaheeyda
lacag ceeyra eey ka qaadanayaan yurub hadii aan shaqeeysto ma denbi ayaan galay xaaraan miyaan ? lacagtaan mareeykanka ka
shaqeeysto dad aan inkeequraanka wada aqoon ayaa na waaalay yurub dadkii yimid waxwalba waa nugu qaseen ayakoon waxba aqoon
waxaan idinka sugeeyna jawaab waad maahdsantigiin iimee |
|
JAWAAB |
SAWIR
| Su'aal:asalaam caleykum walaalayaal aad iyo
aad ayaad u mahadsantihiin dadaalka noogu suurageliseen in aan intarnetka aan kadhegeysano muxaadarayoonka diinta islaamka.
waxaan idin weydiinaya waxay diintu masawirada kaqabto? waxaan doonayaa in masawiro udiro soomaaliya ama leysoodiro waxaan
jeclaan lahaa hadii aad talefonkiina ii soo diri kartiin hadaad ii soo diri kartiin si aan toos idiinlahadlo madsanidiin Cabdiraxmaan
Aadan |
|
JAWAAB |
MUKHAADARAAT
| Su'aal: Asalamu caleykum, waxa aan ku weydiiyey
qaadku ma xaaraabaa |
|
JAWAAB |
| Su'aal:Asaalaamu caleykum.
waxaan rabaa inaan ogaado haddii aad tukatid oo aad soontid wax danbi ah sida macsida oo kale ahna aadan galin laakiin aad
ka shaqeyso meel suuq ah ama warehouse ah oo qamirga uu qeyb ka yahay lagana yaabo in mar aad ka shaqeysid. Maxey aritaa salaadaada
iyo soonkaada u dhibeysaa, mise ma laga yaabaa in soonkaas ama salaada lagaa aqbalo. |
|
JAWAAB |
SU'AALLO KALE
| Su'aal: walaalayaal waxaan ahay gabar
musli ah oo soomaaliyeed ,waxaan rabaa inaan ogaadowaxyaalo ay gabdho saaxiibadeey oo aan isku da,da nahay oo ay igu qabsadeenwaana
wax aan macalinkaygii ii baray qur,aankii aan dhameeyay 200 kii bishiisii 10 aad horay iigu sheegay ooahaa xadiiskii [[man
shabaha qoowmahu fahwa minhum]] in uu sax yahay iyo in kale walaalahayga muslimka ahaw.xadiiskaas oo uu ii aqriyay
macalinnkaygii sharafta lahaa alaha ha u naxariistii hada waa uu dhintay ilaahay janada ha ka waraabiyee.hortaa waan hubaa
xadiiskaas in uu sax yahay balse gabdhaha saxiibaday ah ayaan rabaa in aan wax faa,iideeyo oo aan qanciyo JAZAAKALAAHU QAYRA.
. |
|
JAWAAB |
| Su'aal: SALAAMU CALEEYKUM,
MAXEEY DIINTU KA QABTAA QOFKA YIDHAAH MARKAAN DHINTO HALA ISTICMAALO JIDH KEEYGA HADII UU NAF KALE BAD BADINAYO SIDA (WADNAHA)
(BEERKA) IYO IWM, ISAGOON IIBINEEYN |
|
JAWAAB |
| Su'aal: Waxaan Sh. waydiinlahaa
hadii aan waxbalan qaado in Ilaahay dartiis aan usameeyo aana wixii awoodi waayo maxaa igu waajib ah in aan sameeyo |
|
JAWAAB |
| Su'aal: assalaama calaykum
waxaan idn waydiinayaa suaal ah hadii aan galay nidar oo aan iri waxaan bixinayaa bisha ugu horaysa waxan shaqayso ,anigoo
oo aan wax tafaasiil ah gelin inaan bixin doono marka laga reebo waxaan ku noolaan lahaa marka sheekhow waxaan i haysa laba
arimood oo ah 1-ma garanayo bishhi iigu horaysay waxaan shaqeeyey 2- ma waxaan bixinayaa waxaan helay dhamaantood mise waxaan
bixinayaa markaan ka reebo noloshayda wallaahu aclam |
|
JAWAAB |
By:maxamed c/laahi cali tiriig
|