Hordhac:
Aniga oo aah Maxamed C/laahi Cali Tiriig ayaa Halakan ku so diyaariyey Qisada Anbiyada.
kitaabkan waxaan ka soo heelay intennetka waxaana is iri walaalahaaga soo gelaya web kan ha kula faa
iidaysteen oo ha barteen waxaad rabto inaad barato.
Waxaana inagu wadad waa jib ah in aan barano Anibaydii hore.
iyo dhibaatooyin kii ay la soo kulmeen markay u soo ban dhigeen wadadii toosnayd laguna diiday.
waxaan fiican in qofka muslinka ahi uu dhegaysto ama barto si uu ugaga sheekeeyo asxaabtiisa ama reerkiisa
dhibaatooyin kii loo soo maray diinteen oo laynoogu keenay inagoo aan u so dhidin, waxaan dareemaynaa in aan diinta dad kale
u maqnayan Nebiyo kalena aany u soo bixi doonin oo ayanu inagu nahay dadkii ugu danbeeyey xil waynin ka saaran yahay
diinta sidaa loogu soo dadlay in laynoo keeno.
Alle waxaan ka rajayanayaa in uu ilaahay inaga dhogo kuwa ku jamca janada una daglaama diintooda difaacan
markakasta iyo meelkasta oo laga soo wajaho.