calitiriighme.jpg

Hordhaca
 
By maxamed C/laahi cali tiriig
badhan6@hotmail.com
 
Siiradan waxana ka soo xigtay website  aad  looga so shaqeeyey waxaa ka mid ah dadka soo qoray siiradan oo aan mahada sharfeed u diraya ameelkastuu joogaba dadka ka soo shaqeeyey.

Waxaa Diyaariyey Walaalkeen waxaynaku diyaarsan tahay Somali Talk aadbuuna ugu mahad san yahay Cismaan bilaad

Usmaan Bilad     Email:                              osmanbilad@hotmail.com

 

Waxaa Soo Guuriyey Halkaankusoo Uriyey
C/axmaan salad Osmaan                Email:     
Durdur77@hotmail.com

 

 
Hordhaca walalayaal waxaan isku dayaa in aan maalin walba idiin soo geliyo halakan siirada rasuulkeena suuban qayb ka mid ah waana wax inagu waa jib ah in aan barano waxaa kale oo igu kalifay in ana halakan soo geliyo siirada malin kasta qayb ka mid ah wax jiray dad webkan ka dhegaysan jiray taariikhdii nabayadii hore oo aan ka soo xigtay website ka caadaninet oo hada ay ku dhacaday cilad farsamo markaa waxaan is iri intaa dadku ha sii barteen siirada wixii aan garanayanin  ku soo dhawaada allana haydidn ka dhigo kuwa fahma kuligeenba.
Make your own free website on Tripod.com